MAQAAL

8.SIDEED DARSI OO XISAAB AH OO UU NOODIYARIYAY USTAAD ABDALLA SHAFEY,..

Ikhwaanii asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh,..
Waxaan halkaan idinkusoo gudbinayaa daruus kusaabsan xisaabta noocyadeeda kala duwan, waxaana noo diyaariyay ustaad Abdala Shafey xafidahulaah waracaahu,..
Kadib Markuu arkay in caruurteenu aad ugu liitaan xisaabta...
Article 04/26/2015 - 17:02 | 0 reads | 0 comments

Ogaysiis.

                           Ogaysiis.


Maamulka Markazka Attowxiid ee Copenhagen DK wuxuu
Ogaysiinayaa dadwaynaha Somaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo
Nawaaxigeeda in Markazka lagu qaban doono...
Article 12/19/2014 - 17:07 | 114 reads | 0 comments

كيف نحافظ على المكتسبات الدعوية (زيارة فضيلة الشيخ محمد عبدي أمل الأخيرة نموذجا).

كيف نحافظ على المكتسبات الدعوية (زيارة فضيلة الشيخ محمد عبدي أمل الأخيرة نموذجا).
الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على سيد الأنبياء والمرسلين وعلى آله وصحابته أجمعين
أما بعد فإن الله تعالى قد أرسل عبده وخليله محمداً صلى الله عليه وسلم إلى الخلق كلهم...
Article 12/17/2014 - 08:54 | 64 reads | 0 comments

معا لتكون الساحة خالية من الغلو

معا لتكون الساحة خالية من الغلو
بسم الله الرحمن الرحيم


 إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره, ونعوذ بالله من شرور أنفسنا وسيئات أعمالنا, من يهده الله فلا مضل له, ومن يضلل فلا هادي له, وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له, وأشهد أن محمداً عبده ورسوله.
{...
Article 12/17/2014 - 08:50 | 55 reads | 0 comments

Xijaabka Yaa U Xiray Q2aad????!!!!!!

Xijaabka Yaa U Xiray ?!!!..(2)  
Qore Sheekh Maxammad Idiris
——————————————
(Asxaabey Sheekadii (Qamar) iyo walaasheed (Cadar) qaybtii 1aad waxaan ku istaagney, Iyadoo Qamar aabeheed xoog loo sheegtay, maxkamad la geeyey, khasab xaaskiisii looga furay, caruurtana inaanu dib...
Article 12/13/2014 - 16:51 | 130 reads | 0 comments

Xijaabka Yaa U Xiray????!!!!!!

Xijaabka Yaa U Xiray ?!!!..(1)   Qore Sheekh Maxammad Idiris
((Qisadan muddo ayaan gacanta ku hayey oo aanan soo deyn, anoo markii ay isoo gaarteyba u arkayey iney tahay Qisa cajiiba, oo shilis, laakiin u baahan waqti inaan siiyo, warqadda dheer ee gabadha walaasheen ah ii soo qortayna...
Article 12/13/2014 - 16:48 | 99 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (6) Qore Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (6)
Qore Sheekh Maxamed Idiris
Asxaabey ayaamihii mashruuca aan fureyney ayaa naga soo dhex galay, dhamaystirka sheekadii Salmaan iyo Siciid, waxaan jeclaan lahaa inaan qaybtan 6aad kusoo gaba gabeeyo, si aaney idiinku dheeraan sheekadu...
Article 11/03/2014 - 15:47 | 400 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (5) Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (5)
Asxaabey Sheekadii Salmaan iyo Siciid oo weli socota, qabahan dambe wexey u badantahay Saaxiibkeen Salmaan, oo xoogaa aan lasii wadi doono sheekadiisa sidii aan uga dhegeystey..Waxaan Mareyney Salmaan iyo Siciid oo Machadkii ay dhiganayeen...
Article 10/31/2014 - 22:29 | 340 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (4) Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (4)
Asxaabey Qisadii Salmaan & Siciid weli waa socotaa, wexeynuna ku istaagney Salmaan iyo Siciid iney magaaladii degeen, machadkii heleen, lacag heleen, guri kiraysteen, abaalgudya qaateen, balse macruuf magaaladii kaba noqdeen, intaasba...
Article 10/31/2014 - 22:25 | 275 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (3) Sh,Maxamed Idiris

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (3)
Qore  Sh,Maxamed Idiris,,
Asxaabey Qisadii (Salmaan & Siciid) iyo Cizigii Qur’aanka ayeynu halkii kasii wadeynaa..
Waxaad Ogaataan oo Xusuusnaataan, Ilaahay ayaa Adduunkan hore iyo tan dambaba Iska Leh.. Amarkiisa iyo...
Article 10/31/2014 - 22:22 | 276 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (2) sh,Maxamed Idiris xafidahulaah

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (2)
Asxaabey Waad ku mahad santihiin sidaad u soo dhoweyseen Sheekada Salmaan iyo Siciid, iyo Ciziga iyo Sharafta Qur’aanka Ilaahay ku siiyo qofkii Qaata oo qabta..
Salmaan oo Sheekadii halkii innooga sii wada wuxuu yiri: Sheekhow markii...
Article 10/31/2014 - 22:19 | 264 reads | 0 comments

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (1) Sh,Maxamed Idiris xafidahulaah

Salmaan & Siciid: Qur’aan Baan Wadanaa!! (1)
---------------------------------------------------------------
Rabbi Subxaanahu Watacaalaa wuxuu Qur’aanka Kariimka ah noogu sheegay in Qur’aanka Kariimka ah Qofkii qaata oo Qabta, barta oo bara, Ku camal fala oo Akhlaaqdiisa dhawra,...
Article 10/31/2014 - 22:16 | 254 reads | 0 comments

Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada (5) W/Q Sh Maxamed Idirs

Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada (5/4) W/Q Sh Maxamed Idirs
October 27, 2014 - Written by Editor
Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum. Qaybtaan Waxaa Akhristuhu Arki Doonaa Sida Cabdi Siciid ugu gafey Khulafadii Raashidiinta ahaa...
Article 10/27/2014 - 18:11 | 252 reads | 0 comments

Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada ..(4) W/Q Sh Maxamed Idirs

Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada ..(4) W/Q Sh Maxamed Idirs
October 25, 2014 - Written by Editor
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada .Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum.Ilaahay Qofkuu Halaag La doono Cidi Ma...
Article 10/26/2014 - 15:10 | 230 reads | 0 comments

تعليقات على صاحب الخلاصة

تعليقات على صاحب الخلاصة

الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على رسوله الأمين، وعلى آله وصحبه أجمعين، وبعد،،،
فقداطلعت كتاب "خلاصة كتاب المحاكم الاسلامية حقيقة ومنهجا"لأخونا الفاضل عبدالرزاق عبدالله الصومالي وقد طبع في هذه الرسالة طبعتها الأولي سنة 1430ه/2009م
...
Article 10/20/2014 - 21:05 | 325 reads | 0 comments

Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah

Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah
October 19, 2014 - Written by Editor
Horudhac:-Mar aan tagay asbuuci hore magaala London ayaa waxaan la kulamay goob lagu iibinayo Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah” ee uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil...
Article 10/20/2014 - 16:31 | 164 reads | 0 comments

Mar kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada Qaybta 3aad

Mar kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada Qaybta 3aad
October 19, 2014 -
Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (3) Cabdi Siciid wuxuu Qoray Sidatan: ((Axaadiista nebiga (SCW) carrabka loogu tiro ee aan har iyo habeen maqalno waxaa ka mid ah kuwa oranaya: ”...
Article 10/20/2014 - 16:05 | 171 reads | 0 comments

Markale iyo Buuga loogu Magac daray Xadka Riddada..qaybtii 2,aad...

Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (2) 
Arrimaha Buuggani ugu gafey Ummadda iyo Diinteeda mid mid ayaan usoo qaadayaa, Qoraalkii horena waxaan kaga Hadlay Masa’alada 1aad, oo ahayd Ummadda oo la Caayo, bal hadda aan xoogaa buugga hoos ugu daadegno si kooban oo maqaamka...
Article 10/17/2014 - 12:25 | 127 reads | 0 comments

Markale iyo Buuga loogu Magac daray Xadka Riddada..qaybtii 1,aad...

Mar Kale iyo Buuga loogu magac daray Xadka Riddada! - (1)
Ayaamihii barakaysnaa ee xajka lagu maqnaa waxaan filayaa in dadka qaar sii wad wadey sheekadii buuggii Saaxiibkeen Cabdi Siciid Ismaaciil "Xadka Riddada Maxaa Ka Run ah".. Intaan Joogney Dhulka Barakaysan ee Makka Al Mukarramaha...
Article 10/17/2014 - 12:23 | 140 reads | 0 comments

Golaha Iimaamyada Ee W/Mareekanka oo haayada HARO ku wareejiyay Lacag loogu tala galay Abaaraha Gobalka Gado.

Golaha Iimaamyada Ee W/Mareekanka oo haayada HARO ku wareejiyay Lacag loogu tala galay Abaaraha Gobalka Gado.
 

Munaasabad si her sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay Masaajidka Wayn ee Abubakar Assadeq Ee magaalada Minneapolis,...
Article 10/15/2014 - 22:31 | 202 reads | 0 comments

Masaa,ilul Jaahiliya

128 مسألة من مسائل الجاهلية
للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى
وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية

بقلم
محمد أدم إبراهيم  }شاكر{
...
Article 10/11/2014 - 15:21 | 166 reads | 0 comments

Qawaacidul Arbaca

                           القواعد الأربعة
                للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى       
                   وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية
...
Article 10/11/2014 - 15:10 | 182 reads | 0 comments

Nawaaqidul Islaam

نواقض الإسلام

للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى
وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية

بقلم
محمد أدم إبراهيم  }شاكر{



...
Article 10/11/2014 - 15:06 | 273 reads | 0 comments

Kitaabka 3.asuul xambaarsan,..

كتاب ثلاثة الأصول
                 للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى       
               وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية
                    
...
Article 10/11/2014 - 14:51 | 186 reads | 0 comments

Soomaalidu isma dhiibayso!|Sh. M. Idris

بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Taariikhdu waa cibro iyo cashara waaweyn, waa kaydka waanada iyo waaya aragnimada. Dhacdooyinka maanta dhacayaa berri wexey noqdaan taariikh. Taariikhdu cidna ma duudsido, qof...
Article 09/15/2014 - 22:13 | 359 reads | 0 comments

Ma laga yaabaa inay garwaaqsadaan? | Sh. Muxamad Idris

Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Maanta taariikhdu waa 18/10/2009. Waxaan Maqaalkan ku bilaabayaa inaan wax yar ka xusuusiyo akhristaha maqaalkii aan qoray 3/2/2009 (laba Maalin kadib markii loo doortay Sh. Sharif Sh. Axmad Madaxweynaha...
Article 09/15/2014 - 22:11 | 254 reads | 0 comments

Hantiilayaasha caydha ah|Sh. Maxamed Idris

Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Ma maqasheen, mase aragteen Hantiilayaasha Caydha ah ee gaajada u dhintay? Haddaydaan hora u maqal waa: Soomaalida dadka la yiraahdo!!!!
Adduunka Socodkiisu waa cibro iyo casharo waaweyn....
Article 09/15/2014 - 22:09 | 339 reads | 0 comments

Ayaan Darane: Abuu-Xamza Al-Masri Taliyaha labada Aag W/Q Sh.Shibli.[Qaybtii 5aad

Ayaan Darane: Abuu-Xamza Al-Masri Taliyaha labada Aag 
W/Q Sh.Shibli.[Qaybtii 5aad]
June 4, 2014 -
Nairobi:-Waa qoraaldadii taxanaha ahaa ee aan ka qori jirnay dhacdooyin taariikhda dhaw iyo tii horeba ahaa oo mudan in dadka loo soo gudbiyo si ay uga faa’iidaystaan. Waxaan...
Article 06/04/2014 - 16:22 | 1,732 reads | 0 comments

Asbaabta Hanuunka

                                                 Asbaabta Hanuunka
Walaalayaal ilaahay ayaa mahad leh Rasuulkiisa Muxamdna Nabad galyo iyo amaani dushiisa ha ahaato intaa ka dib:
Hanuunku waa hadaf aad u wayn oo cid walba ay raadiso kuna faanto inay iyadu hanuunsan tahay ,...
Article 05/31/2014 - 16:48 | 1,192 reads | 0 comments

Asbaabta Baadinimada (lumitaanka wadada xaqqa laga lumo)

Asbaabta Baadinimada (lumitaanka wadada xaqqa laga lumo)
Wadada xaqaa oo laga lumo  waa arrin ilaahay laga magan galo aad iyo aadna u khatar ah waxaa keeni kara asbaabo badan oo aan ku soo koobi karno sida soo socota :
1-shirkiga ama cibaadada alle xaqqa u...
Article 05/31/2014 - 16:47 | 910 reads | 0 comments

0 comments:

إرسال تعليق


taabo sawirkan subscribe saar

INTAQOF EE NASOBOQATEY

Unordered List

Untitled-2

sawirkaan taabo subscribe saar

Kadegso halkan xusnul muslim afsimali