الاثنين، 30 مارس 2015

FAAHFAAHINTA HABKA CASRIGA AH







Maqal iyo Muuqaal.Waxaa mahadleh Allahii noo suuragaliyey inaan arinkan u soo  gudbino walaalah islaamka ah ee ku nool daafaha dunida
.Machadkan jaamiculquraan online ee loo soo gaabiyo (m j o).Waxaa ka faa'iiday dad badan oo caruur iyo waayeelba iskugu jira, kana kalayimid dhamaan qaaradaha aduunka oo dhan. Lagasoo bilaabo dhamaadkii 2010 waxaa siwanaagsan aan uga hirgalinay Waxbarashada Diinta Islaamka oo Online ah.Waxaanu aad ugu dadaalna intii karaankayo ah inaanu tayada Barashada Diinta Islaamka kor u qaadno una dhibyarayno walaaha islaamka ah ee aan haysan dugsiyo ay diinta ka bartaan.Machadkan jaamiculquraan online wuxuu aad kuugu dhibyaraynayaa in waladiintu Soomaaliyeed ay helaan  Culimo awdiin iyo macalimiin joogta ah iyaga oo gurigooda jooga ama Jaamacad dhiganaaya ama shaqaysanaaya. qiimaha fiiga hoos baanu u dhignay ee la soco.Hadaba intaas wixii dheer waxaad tijaabin karta 3 maalmood oo lacagla'aan ah



Share:

0 comments:

إرسال تعليق


taabo sawirkan subscribe saar

INTAQOF EE NASOBOQATEY

Unordered List

Untitled-2

sawirkaan taabo subscribe saar

Kadegso halkan xusnul muslim afsimali