السبت، 16 مارس 2019
الأحد، 10 مارس 2019
الأحد، 3 مارس 2019
Daka qaar waxa aykuu arkaan sii akhri insha allah
Daka qaar waxa aykuu arkaan in
aadtahay qoftaqi ah
Dadka qaarna waxaa aykuu arkaan in
aad tahay mujrim
Dadka qaarkoodna waxaa aykuu arkaan
in aad tahay sidaa iyo sidaa iyo sidaa
Lakiin xaqiiqada waxa aytahay
In aad tahay adiga mid nafsadaada og
waxa aytahay
Sirta kaliya oo aanan ogayn cid aan
adiga ahayn
Waa sirta iyo waxa idinka dhexeya
adiga iyo rabigaaga
Yeesan ku kadinin kuwa wax amaana
Sidoo kale yeeysan ku dhibin kuwa
waxcaaya
Maxaayeeley xaqiiqada waxa ay
dhaheysaa
بَلِ الْأِنْسَانُ عَلَى نَفْسِهِ
بَصِيرَةٌ
Khatarta nolosha waxaa kamida in aad kunoolaato
dhaaca iyo macsiya dhexdood
Maxayeeley adiga maogid labadaa meelood meeshe
ayeey ahaan doon taa khaatimadaada
Dhaacada usameey sii ikhlaas ah
Ha usameynin sii isdhaafis ah ama katakhalusid ah
Sunnoyin ilaali in aad ugudhawaato rabi ee maya
in laguugu amano
Walaahi adiga ayaa aad ugu baahan dhaacada
Rabigaaga subxanahu watacala wuu ka
kaaftoonyahay dhaacadaada
Hamigaaga hakadhigin dadka jeceelkooda
Maxaa yeeley dadka quluub tooda waa ay is rog
rogtaa
Manta wayku jeclaaneysaa
Beri waa ayku naceysaa
Hamigaaga ha ahaado side ayuu kuu jeclaanayaa
rabiga dadka
Ilaahey s w haduu kujeclaado
Dadka quluubtooda waxa uu kadhigayaa midkujecel
Xaaraantu waligeed xaaraan un bey ahaaneysaa
Xataa hadii dadka oo dhan sameeyaan
Hakatanaazulin mabda aaga
Iskadhaaf dadka kale mar un baad xisaabin
doontaaye adiga kaligaa
Hadaba utoosnow sida laguu amrey
Maya sida aad doonto
Usameey nafsadaada qarsoodi iyo sir anan
cidkale ogeeyn allah mooyee
Sida ay utahay dambiyada khalawadka kuwa wax
halaaga
Ayeey Sidaas ookale xasanaadka lasameeyo
khalawaadka badbaadiya yaal uyihiin
لَقَدْ رَضِيَ اللَّهُ عَنِ
الْمُؤْمِنِينَ إِذْ يُبايِعُونَكَ تَحْتَ الشَّجَرَةِ
Yeesan kumashquulinin golayaasha aadka uqur
qurxoon
Maxaayeeley shirarka shirkoodii ugu waynaa
taariikha waxaa uu ahaa geed hoostiisa
Ilaahayow arinkayga adiga ayaan kuu dhiibtey
Midkamida culamada waxaa uu dhahay
Ilaahey ayaan waydiisanayaa xaajadeeyda
Haduu isiiyo waxaan ku farxayaa halmar
Haduusan isiinin xaajadeyda waxaan kufarxayaan
toban mar
Maxaa yeeley tiihore waxa ay ahay
doorashadeeyda
Tan labaad waa doorashada caalimul qaybka
subxanahu watacala
Waa mid aad u qurxoon in aad ku kalsoo naatid
rabul cibaad
Ilaahey waa uu ogyahay adinkuse maogidiin
Taasi ayaa ah jawaabta kushaafineysa oo ah
Mexey waxaan igu dhacayaan aniga
Maxaayeeley ilaahey waa uu ogyahay anaguse
maogin
Dadka qaarkood in ay noloshaada kabaxaan ama ay
kusoo biiraan waa naxriis ilaahey
Naxriis aynaan garan kareeynin ilaa uu waqtiga
natusiyo moyee
Sanooyinka aad iyo aad ayeey isku bad badalaan
Xitaa buuraha iyo dhulka ayeey bedesha
Side ayeeysan kuu badeleeynin adaga oo bashar
ah
Hadaan ogaanlahayn sida aan ugu mashoo neyno
ajirka dhibaato kadib
Kama tamanin lahay ilaahey faraj deg deg ah
Nagama uusan qaadanin ilaa in uu nasiiyo mooyee
Qadirta kuqaabila hadalkeena iyo hadalkiina oo
ah alxamdu lilaah
Salafusaalax waxaa ay ahaayeen kuwa isku
dardaarma 3 kalimaad hadii lagu miizaami lahaa dahab ayka culaan lahayd
Mida kowad
Qofka hagaaji asiga iyo ilaahey dhexdood
ilaahey waxa uu hagaajinayaa asiga iyo dadka dhexdood
Mida labaad
Qofka hagaajiya sariiradiisa
Ilaahey waxa uu hagaajinayaa calaaniyadiisa
Mida sadexad
Qofkii kafikara aakhiradiisa ilaahey waxaa uu
kakaafinayaa aduunyadiisa iyo aakhiradiisaba
Khasaarooyinka noocyada uguxun
Inayjanada ahaato balaceeda samada iyo dhulka
aadan kahelin ada boos ama meel janada dhexdeeda
Nolosha kafaaiideyso
Wazaadkaaga
Ilaahey hanoo dhaafo aniga iyo adinkuba
wasalalahuma wasalama calaanabiyinaa muxamad